SE01EP06 Abwaan Qalinle & Mushkiladaha Haasaawaha
Codka Ubax - Un pódcast de Ismaaciil C Ubax

Categorías:
Send us a text Abwaan Cabdiqaadir Qalinle waa saaxiib ka maansooda jacaylka iyo hawlihiisa. Maanta, Qalinle waxa uu ka faalloonayaa mushkiladaha haasaawaha. Support the show