SE04EP12 Waa Layga Guursaday 6
Codka Ubax - Un pódcast de Ismaaciil C Ubax

Categorías:
Send us a text Waa qaybtii lixaad ee taxaneheennii "Waa Layga Guursaday". Qaybtan waxa aynu ku soo qaadanaynaa laba sheeko, ta kowaad waxa la yidhaa ”Islaan Baan Qalayay”, ta labaadna ”Igu Labee”. Dhegaysi wacan! Support the show