# 33: Dhalinyarada iyo guurka - ma u baahan nahay inaan hagno?

Ladnaan Podcast - Un pódcast de Fatumo & Sagal

Categorías:

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadan waxaanu ka hadli doonaa dhalinyarada iyo guurka. Ma u baahan nahay inaan hagno? Hadeey nooga baahan yihiina, sideen u hagnaa iney lamaane ku haboon doortaan?Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeyeWaxaan dhageystayaasheena weydiineynaa su'aal a...

Visit the podcast's native language site