# 45: Bisha Ramadan iyo sidaan u kobcin lahayn qoyska

Ladnaan Podcast - Un pódcast de Fatumo & Sagal

Categorías:

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeenaan waxaan uga hadleynaa sidaan u kobcin lahayn qoyskeena bisha ramadanka. Waxaanu isku deyi doonaa inaanu ka hadalno wixii talo ama khibrad inoo shaqaysay ama mid aanu ku fakarnay ah inaad idinla wadaagno. Waxaanu ka hadleynaa siduu qoysku isugu diyaarin lahaa bisha ramadan si wadajir ah, waxay sameeyn lahayn inta bisha barakeysan lagu gudo jiro, iyo sideey ciidaba isugu diyaarin lahaayeen. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan is...

Visit the podcast's native language site