# 48: Sideey caruurteena ku sameeysan karaan saaxiib wanaagsan
Ladnaan Podcast - Un pódcast de Fatumo & Sagal
Categorías:
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Su’aal aan anaga isweydiiney waalid badana ay is weydiinayaan ayaa ah sideey caruurteeba u sameeysan karaan saaxiib wanaagsan. Saaxiibada muhiim ayeey u tahay caruurta, waxayna ka bartaan dad la dhaqanka, waxeeyna nooga baahan yihiin inaan hagno. Waxaan isku dayeynaa inaan xalqadan kaga hadalno da’da kala gedisan iyo saameynta asaxaabta iyo sideey waalidka u hagi lahaayeen caruurtooda. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh...