# 61: Sideey u caawiyaan Occupational therapist iyo Speach therapist caruurta autism ka leh
Ladnaan Podcast - Un pódcast de Fatumo & Sagal
Categorías:
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeenaan waxaan kusoo koobeynaa wareysi aan la yeelanay Muna Abukar oo ah occupational therapist (OT) iyo Anna Fäldt oo ah Speech therapist (ST). Waxeey labadoodaba nooga hadleen goorta uu ilmaha autism ka qaba u baahan yahay OT iyo ST. Sideey wax ugu qabtaan iyaga iyo dowrka uu waalidka ka cayaaro. Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa maqaalo iyo filimo siduu waalidka uu ilmihiisa uga caawin karo si uu luqada ama wada hadalka u xoojiyo.1. Fi...