#3: Aasaaska tarbiyada - the fundemantal of parenting

Ladnaan Podcast - Un pódcast de Fatumo & Sagal

Categorías:

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Aasaaska tarbiyada waa inaan soo saarno jiil ad adag (qawi) kalsooni leh, nafta xakamin kara, isku filan, jaceeyl u qaba waalidka iyo dadka kaleba, Midda kalena waa inaan soo saarno jiil amiin ah. Ilmaha lagu barbaariyay in shaqsiyadooda iyo shucuurtooda la dhiso waxay noqonayaan kuwa cabiri kara shucuurtooda iyo waxa ay aaminsan yihiin, waxayna noqonayaan caruur ama jiil jaceyl u qaba dadka kale. The foundation of our parenting is to develop...

Visit the podcast's native language site