#22: Sideen u fahamnaa caruurteena da'da qaangaarkaarka ku socota? Understanding children in middle years

Ladnaan Podcast - Un pódcast de Fatumo & Sagal

Categorías:

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!· Waxaan qeybaheena soo socda kaga hadli doonaa caruurta da’da iskuulka 7-18 jir iyo horumarkooda ama kobacooda jir ahaan, garaad ahaan, shucuur ahaan iyo xiriirkaba. · Qeybteenan ugu horeysa waxaan diirada saareynaa caruurta da’da 7-12 jir ah· Waxaan marka hore ka hadli doonaa horumarka iyo kobcinta caruurta kadibna waxaan soo qaadan doonaa tusaalooyin iyo talo

Visit the podcast's native language site